Safiirka Dalka Jabuuti Ufadhiya S/land Oo Daahfuray Mashruuc lagu Diwangalinayo Dadka Hawlgabka Ee Udhashay Wadan Kaasi

0

Hargaysa(AN):-Safiirka Dalka Jabuuti Ufadhiya S/land Xuseen Cumar Kawaaliye aya Maanta Si Rasmiya Udaahfuray Mashruuc Dawlada Jabuuti Ugu Talagashay Mudaaninta Hawlgabka ah Ee kusugan  Somaliland ee udhashay wadanka Jabuuti Qaabka Loogu Diwaan Galinayo

Diwaangalintan  ayaa waxay ka bilaabmatay Xarunta Safaarada Dalka Jabuuti Kuleedahay Magaalada Hargaysa  kaasi oo uu fulinayo Xafiiska Safarada Iyo Sanduuqa CNS

 

Xuseen Cumar Kawaaliye  Safiirka Dalka Jabuuti Ufadhiya S/land ayaa sheegay ahmiyada uu leeyaha y Mashruucani lagu diwaangalinayo dadka Hawlgabka ee Dalka jabuuti

Waxaanu Ambssodor Kawaaliye Sheegay In ay ka go’an tahay  Xukuumadiisa Sidii ay Uga Warhayn Lahayd Daryeelka  Dadka   Hawlgabka ah