Daawo Tirada Shirkadaha Ajaanibka Ee U Tartamaya iyo Balaadhinta Caasimada

0

Hargaysa(AN):-Maareeyha Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood ayaa manta waxa Uu Kaqayb Galay Kulan Balaadhan Oo ay Kasoo Qayb Galaan Shirkado Kor Udhaafaya 30  Shirkadood,Kulakaasi ayaa waxa Uu Ka Dhacay Xarunta Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Hargaysa

Kulan laba geesoodka ahaa ayaa daba socday markii dhawaan wakaalada biyaha hargaysa ay naadisay qandaraaska Mashruuca Biyo galinta magaalada .shirkadahan goobta manta joogayna waxay kamid ahaayeen kuwo soo codsaday qandaraaska

 

Maareeyaha Wakaalada Biyaha Maamed Cali Daarood oo Ugu horay Furay kulan kani ayaa waxa uu uga mahadceliyey dhamaan Masuuliyiinta Shirkadaha kala duwan kasocda ee Tartankan Kaqayb galaya

“Mashruucani  waxa Maalgalinaya Dawlada Jarmalka taasoo soo dhexmarin doonta baanka horumarinta  ee KFW ee Wadanka Jarmalka,

 

Mashruucani waxa uu faaido wayn uleyahay caasimada Hargaysa oo dadka kunool ay dhan yihiin tiro ahaan 1.2 milyan” Ayuu Yidhi Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Shirka