“Cabdiraxman Ciro Siyaasad Saboolnimo Ayuu Ku dhaqmayaa,daalaa dhac ayaa ka muuqda,”Ex Wasiir Maxamud Xaashi

0

“Cabdiraxman Ciro Siyaasad Saboolnimo Ayuu ku dhaqmayaa daalaa dhac ayaa ka muuqda,Siilaanyo caado iyo dhaqan toona uma laha khiyaamo,Cabdiraxmaan isagaa dalkan khiyaameeyay isagaa 2 goor Istanbul kula kulmay Siyaasiyiin reer Muqdisho ah iyo dawlad shisheeye oo dagaal kula jirta Somaliland” Maxamuud Xaashi oo Mar dhawayd Warbaahinta la hadlay