“Caqabadaha Dhulka Ka Jira Waa kuwa Ugu Adag Ee Garsoorka Somaliland” Guddoomiyaha Maxkamada Sare

0

Hargaysa(AN):-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Garyaqaan Aadan X Cali Axmed ayaa Ka Hadlay Caqabada Muranka Dhulka Ee Xiligan Ka Jira Somaliland Iyo Saamaynta ay ku yeelatay Waaxa Garsoorka Dalka.

Gudoomiayaha Oo Maanta Ka Hadlayey Xaflad Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa Kusoo Bandhigaysay Adeegyo Cusub Oo ay Kusoo kordhiyeenAdeegyada

Adaan Xaaji Cali Axmed  Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Waxa Uu Tilmaamay In Ay Culays Balaadhan Bahda Garsoorka Ku Hayso Lahaanshiyaha Dhulka Oo Ku Tilmaamay Carqalada Khatar Ku Ah Garsoorka Iyo Amniga

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkaa