Saylac(AN):-Daawo Badhasaabka Gobolka Salal Mawliid Maxamed Nuur ayaa Sidiiran U soo dhaweeyey Wafti Ka Socda Dalka Turkiga Kuwaasoo kasoo kicitimay Dalka Jabuuti,Waftigan ayaa waxa Hogaaminayey Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Jabuuti
Halkan Ka Daawo Warkaa









