War Deg-deg Ah: Xukuumadda Somaliland Oo Mamnuucday Furaha Dhinaca Internet-ka Ee Soomaaliya (Domain)ka

0

Hargaysa (AN) Dawladda Somaliland waxay mamnuucday furaha Internet-ka Soomaaliya ee DotSo(.So)

 kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay hay’adda isgaadhsiinta Soomaaliya si rasmi ah ula wareegtay nidaamkaas oo ay haysay shirkad gaar ah.

Bogga Internet-ka ee Jaamacadda Hargeysa ee dawliga ah ayaa ka mid ah baraha uu saamaynayo go’aankan maaddaama boggeedu ku samaysan yahay furahan ah .So oo u taaggan .Somalia lana mid ah fureyaasha .UK ee Ingiriiska iyo .Ke ee Kenya.

Somaliland Oo Mamnuucday Furaha Internet-ka SomaliaSomaliland Oo Mamnuucday Furaha Internet-ka Somalia