Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeedhay Dhigiisa Muqdisho

0

Hargaysa(AN):-Badhasaaabka Gobolka Maroodi jeex Jaamac Xaaji axmed oo Hargeysa kula Hadlay Qaybo ka mid ah Warbaahinta ayaa si adag uga jawaabay hadal uu shalay warbaahinta ka sheegay gudoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxman Cumar Yariisow kaasii oo nuxurka hadalkiiisu ahaa in ayna Nabad ahaan Doonin Magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe inta ay Magaalada Caasimada ah ee Somaliya ee Muqdisho Amaankeedu aanu jirin

Halkan Ka Daawo MuuqaalkaÂ