Baraha Bulshadu Saamayn Noocee ah Ayay Nolasha Bulshada Somalida Ku Yeeshen (Warbixin Xiiso Badan)

0

Hargaysa(AN):-Sanadihii Udanbeeyey degaanada Somalilada waxa ku soo badanayey Isticmaalka Baraha Bulshada ama (Social media ) loo yaqaano

Waxaana lo odhan karo marka la eego qaabka dhalinyarada Somalidu ugu foogan tahay adeegani ,waa mid   adeegani  waa mid kamid ah noqday baahiyaha asasiga ah sida  quutal daruuriga, kaas oo saacadaha ugu badan ku qaataan isticmaalkiisa aaladani lagu isticmaalo khadka internetka .

Waxaana badiba aad ka dareemaysaa isticmaalkiisa  goobaha la isku yimaado iyo goobaha shaqodaba sida ay ugu fogan yihiin da’ayartu

Isticmaalka baraha bUlshada ama Social Media ayaa mudadaasi ku soo kordhiyey Bulshada Somalida Saamayn taban iyo mid togonba

Hadaba Saami Cabdi Gabaas waa mid kamid ah da’ayarta isticmaasha Aladanai ay ku xidhiidhaan Bulshadu ee Social Media. Waxaanu  uga faaidaystay hal abuurka Shirkada Ganacsi oo qaab online ah wax luugi iibiyo laguna iibsado Gudaha Magaalada Hargaysa

Tvga Kalsan ayaa booqday Suuqani oo lamagac baxay Saami Online kaasi oo ku shaqeeya  hanaanka baraha bulshada ee social media

Halkani Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta