Golaha Guurtida Somaliland Oo La Keenay Laba Xeer Oo Muhiim U Ah Arimaha Bulshada + Maxay Yihiin Xeerarkaasi

0

Golaha Guurtida somaliland oo la keenay laba xeer oo muhiim u ah  arimaha bulshada

 

Golaha guurtida somaliland ayaa maanta la hor keenay laba xeer oo muhiim u ah arimaha bulshada labadan xeer oo kala ah xeerka ka hortaga kufsiga iyo sidoo kale waxbarashada  shirkan ayaa waxa shir gudominyey gudoomiyaha aqalka guurtida somaliland saleebaan maxamuud aadan

Halkan Ka Daawo