Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Oo Goloyaasha Degaanka Dalka Ku Eedeyey Dhul Boob

0

Hargaysa(AN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ENg Faysal Cali Waraabe ayaa  sheegay in xildhibaanada dawladaha hoose ee dalku ay yahiin qaar dalkii boobey isla markaana aan u shaqeyn habkii loo baahnaaa , isla markaana waxaa uu shaaca ka qaadey in labada xisbi ay Waddani iyo UCID ay arintaasi u sameyen guddi baadhis ku sameysa