Wasiirka Warfaafinta Oo Caydhiyay Maareeyeyaal ku Magacawnaa Digreyto.Badalkoodana Magacaabay

0

Hargaysa(AN):-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxa ayaa waxaa uu

xilkii ka qaadey masuulyiin badan oo ay ka mid yahiin maareyihi telefishanka qaranka Somaliland Md Khadar Maxamed Kacule iyo Maareeyihii Wargeyska Dawlada ee Dawan Sayyid.

Wasiirka ayaa waxaa uu Maareeyaha Telefishanka Qaranka u magacaabey mulkiilaha Wargeyska Ogaal Muuse Jaanbiir halka uu maareeyaha Wargeyska Dawana u magacaabey Maxamed Axmed Jaamac oo ahaa mulkiilihii wargeyska Hubaal

 

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu magacaabey agaasime waxed-yada kala duwan ee wasaarada warfafinta.

Lbadan masuul ayaa ahaa Maareeyeyaal ku magacawnaa Digreyto Madaxweyne iyadoo uu magacaabay Madaxweynahii Talada Dalka Ka Tagay ee Siilaanyo.

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Masuuliyiinta Xilka laga xayuubiyey