Daawo Badhasaabka Gobolka Salal Oo Soo Kormeeray Laamaha Dawlada Ee Gobolkaas

0

Daawo Badhasaabka Cusub Ee  Gobolka Salal Mawliid Maxamed Nuur ayaa  Soo Kormeeray Laamaha Dawlada Ee Gobolkaas,Badhasaabka ayaa kormeerkiisani ahaa mid indh indhayn ah oo ugu kuur galayey xaalada guud ee laamaha dawlada ee Gobolka Salal.

Badhasaabka Gobolka Salal Mawliid Maxamed Nuur ayaa sidoo kale waxa uu soo kormeeray Suuqayada lagu iibiyo Khudaarta ,Hilibka Iyo Kalluunka

Halkan Ka Daawo:-