Daawo Cali Sandule Oo Kudhawaaqay In U Sharaxan yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Qoddobo kale

0

Hargaysa(AN):-Siyaasiga Cali Xasan Maxamuud oo kamid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Sool, xilal kala duwanna ka soo qabtay Xukumadihii dalka soo maray, ayaa sheegay inuu u sharaxan yahay Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas.

Cali Xasan Maxamuud oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in hankiisu ku salaysan aragti iyo qorshe lagu mideynayo Dalka, kaasoo uu sheegay inuu ka turjumayo wada-lahaanshiyaha Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka