Wasiir Kuxigeenka Maaliyada Somaliland Oo Soo Kormeeray Laamaha Dakhli Ururinta Ee Cashuuraha Bariga

0

Hargaysa(AN):-Wasiir Kuxigeenka Maaliyada Somaliland ayaa soo kormeeray goobaha dakhli ururinta ee Caasimada Hargaysa waxaa halkaasi warbixin kaga dhagaystay masuuliyiinta canshuuraha bariga ee degmooyinka Hargaysa