Hargaysa(AN):-Guddoomiyaha Gobolka Sool Mudane Cabdi Khayre Dirir ayaa gaadhay deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool halkaas oo Ciidanka Milatariga Somaliland ay gaadheen Todobaadkan Gudihiisa Waxaan uu halkaasi kula kulmayta Taliyaha Qaybta 26aad ee ku sugan halkaasi









