Mudaneyaasha Golaha Wakiillada, ayaa ansixiyey Xeerka Waxbarashada oo muddo horyaallay Golahaas.
Fadhiga Golaha oo uu Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golahaas, ayaa mudaneyaashu waxay cod gacan taag ah ku meel mariyeen Xeerkaas oo horyaallay ilaa 2014-kii.
Halkan ka Daawo Ansixinta Xeerka iyo Guddoomiyaha oo ku dhawaaqay natiijada;








