Daawo Maamulka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Macdano Laga Gurtay Buuraha Gobolkaas

0

Masuuliyiinta Dawladda ee Gobolka Sanaag, ayaa sheegay in faro baas lagu hayo khayraadka dabeeciga ah eeĀ  ku duugan Gobolkaas, waxaanay madnuuceen gabi ahaanba in laga gurto Macdan iyo wax la hal maala Buuralayda iyo dhulka Khayraadka leh.

Saraakiisha Ciidanka oo digniin soo saaray

Saraakiisha laamaha Dawladda oo ay ku jiraan Ciidanka Ammaanku, oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Ceerigaabo, ayaa sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan cid kasta oo lagu qabto iyadoo guranaysa Khayraadka.