Suxufiyiin Ka Biyadiiday Shirka Saxaafada Somaliland Iyo Gudoomiye Solja Oo Jawaab Kabixiyey

0

Hargaysa(AN):-Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta Somaliland ayaa ka biyo diiday hanaanka loo maamulayo shirwaynaha Ururka Saxaafada Somaliland ee SOLJA ,Xubnahani ayaa si adag Eeatmo dusha uga tuuray Gudiga qabanqaabada Shirka Iyo Gudoomiyaha Ururka Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto

 

Dhanka kale Gudoomiye Xuuto ayaa jawaab ka bixiyey Eedaa kasoo yeedhay Suufiyiinta ,Isagoo sheegay in Cidkasta Oo Saluugsan hanaanka ay uwadaan Gudiga Qabanqaabada