Hargaysa(AN):-Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Taani ayaa Ka Hadlay Munaasibadii Xilwareejinta Wasiirka Gaashandhiga ,
“Waxa Lagu Xasuusan Doonaa Dulqaadkisii, Difaacidiisii Somaliland + Cadami Oo Kale Waa Faro Ku Tiris.Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka









