Daawo Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la qaatay Masuuliyiinta Hay’adda shaqaalaha dowladda.

0

Hargeysa (Arabsiyo-News):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gudida sare

ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo ka kooban qeybaheeda kala duwan ee Hay’adda shaqaaluhu ka kooban tahay, la qaatay kulan la xidhiidha sidii loo dar-dargelinlahaa loona tayeyn lahaa shaqaalaha Dawladda.

Markii kulanku soo dhamaaday waxa saxaafadda la hadlay gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda, Mudane Sharmaake Axmed Muxumed Geelle, waxaanu yidhi

Image may contain: 6 people, people sitting, table and indoor