Haweeneydii ugu horeysay oo Heesaa ka noqota Dhulka Soomaalida oo Geeriyootay+ [ Magaceeda ]
llaahay Ha u naxariistee waxaa saaka magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland
ku geeriyootey Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed kuwada ugu caansan .
Sidoo kale Marxuum Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) waxaa loo yaqaanay hooyadii fanka Somaliyeed









