Daawo Badhasaab Ramaax Oo Hadaladii Ugu Qalafsanaa Hawada Umariyey Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Togdheer

0

Badhasaabka gobolka togdheer iyo isuduwaha caafimaadka gobolka Togdheer ayaa khilaaf adag soo kala dhex galay,waxaana ay labadan masuul warbaahinta isku mariyeen hadalo hanjabaado ah.