Deg Daawo Masuul Ka Dhoofayey Madaarka Hargaysa Oo Ciidamadu Xabsiga Dhigeen Iyo Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Si Adag Ugahadlay Xadhigaas

0

Hargaysa (AN) Xukuumadda ayaa xabsiga dhigtay wasiirkii hore ee wasaaradda dekedaha somaliland isla markaana ah masuul ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee waddani

 

Masuulkan oo doonaayay inuu ka dhoofo garoonka hargaysa ayaa ciidamadda lagu amray inay qabtaan waxaana komishanka doorashooyinku sheegeen in uu cadeeyo halka uu ka keenay buugii warbaahinta u soo bandhigeen xisbiga mucaaradka ah ee waddani

 

Masuulkan la xidhay ayaa somaliland doonayay inuu ka dhoofo madaama laga guulaystay ayaa ilaa iminka komishanku waxa ay ka doonayaan sababta iyo sida uu ku helay buugan cidii u fudaydisay waxaana laga yaaba inuu arinku maxakamad gaadho hadii uu waxba cadayn waayo.

Dhanka kale Waxa kahadlay Xadhiga Masuulkan Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Ee Xisbiga Waddani Xil C/qaadir Jirde