Hargaysa(AN):-Madaxweynaha cusub ee la doortay Muuse Biixi Cabdi oo goordhaweyd ka hadlay darreenkiisa ku aaddan guusha Doorashada, ayaa hambalyo u diray Shacbiga Somaliland, waxaanu sidoo kale dhambaal u diray hogaamiyeyaasha asxaabtii kula tartamay Doorashada.
Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay midnimada iyo jiritaanka Somaliland halbeeg u tahay hanka iyo himilada qof kasta oo muwaadin ah.
Halkan ka Daawo:









