Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Hawd Oo Bulshada Ugu Baaqay Somaliland Adkaynta Nabadgalyada

0

Bali-gubadle(AN):-Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Hawd Oo Maanta Shir Jaraa”id  Qabtay Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa Bulshada Somaliland Ugu Baaqay inay wada ilaashadaan Nabad galyada Dalka

 

Sidoo kale Xubnahani waxay Xukuumada Somaliland iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ay ku Bogaadiyeen Hirgalinta Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 13 November Guud ahaan Dalka Uga Qabsoontay Si Nabadgalyo ah

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan