Daawo Sheekh Ka Tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Kashifay Awood Darada Xisbigiisa Haysata ,Wiiqayna Tamarta Taageero

0

Gabiley(AN):-Sheekh Ciise Muxumed Warsame Oo Kamid ah masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Umatala Gobolka Gabiley ayaa xili uu manta ka qayb galay Sheekhu Gabagabada  Ololaha Xisbiga Waddani Fagaaraha khudbad uga jeediyey Bulshada Gabiley ku sheegay Arimo Ucaado Xisbigiisa

Halka Ka Daawo Muuqaalka Oo Dhamastiran