Madaxweynaha Somaliland iyo murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo shacabka Hargeysa kala qaybgalay mahrajaan ay kala saaray axsaabta+Sawiro

0

Hargeysa (AN)- Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa ololihiisa toddobada maalmood ee doorashada Madaxtooyada dalka ku soo khatimay wacdaro leh astaanta guusha.