Daawo Madaxwayne Siilaanyo Oo Heegan Ku Amray Ciidamada kala Duwan Ee Qalabka Sida

0

Hargaysa(AN):-Daawo Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo)  ayaa dhamaan Ciidamada Qalabka Sida ku Amray Xiliga Doorashada Heegan ay galaan Xili uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Qayb galay Xuska Sanadguurada 24aad ee Ciidamada Booliska Somaliland