Daawo Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Sool oo Warar kutirikuteen ku tilmaamay Warar Sheegaya Mudaharaado ka dhacay Laascanood

0

Laascanood(AM):-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay warar sheegaya Xabado ka dhacay  Fagaare lagu soo dhawaynayey Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye,Taliyaha Ciidamada Booliska ee Gobolka Sool ayaa wararkaa ku tilmaamay been abuur iyo kutiro kuteen

Halkan ka Daawo Muuqaalka

Arabsiyonews.com

Laascanood Office