Daawo Safiirka Shiinaha oo Mucaawimo ku wareejiyey xarunta Derbi-jiifka Hargeysa

0

Masuuliyiin ka socda Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Safiirka dawladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa agab mucaawimo ah ku wareejiyey xarunta derbi-jiifka Hargeysa, munaasibad lagu qabtay Magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka Daawo Warbixin Muuqaal ah: