“Golaha Wakiilada 12sano ayaad hogaaminaysay,waad hamaansatay,waad seexatay ku lulootay oo aad ku feedhtantay maantana cidi kuma rabto”Musharraxa Xisbiga UCID

0

Hargaysa(AN):-Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa weerar afka ku qaaday Musharaxa dhigiisa ah ee Xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro xili uu maanta tageerayaal aad utiro badan kula hadlayey beerta xorriyada ee Magaalada Hargaysa

Halkan ka daawo Eng Faysal Cali waraabe

 

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office