Boorama(AN):-Musharraxa Madaxwayne ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Kumanaan kamid ah tageerayaasha Xisbigiisa kula hadlay xarunta Gobolka Awdal ee Boorama,Gudomiyaha oo khudbadiisu dhinacyo badan taabanaysay ayaa kaga hadlay dhanka horumarka iyo kaalinta uu ku leeyahay Xisbiga uu maanta Musharraxa uyahay ,
Halkan ka daawo Muuqaal









