Akhri Magacyada Gudigii ugu cuslayd ee dhanka Ololaha Doorashada Gobolka Gabiley oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Kudhawaaqay

0

Akhri Magacyada Gudigii ugu cuslayd ee dhanka Ololaha Doorashada Gobolka Gabiley oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Kudhawaaqay

                                    

Warsaxafadeed:-

  1. Ref. No: XK / XGX / 0042273 / 2017                                                                                                                                                                                                                                                                           October 8th, 2017

 

Ku: Xubnaha Guddida Ololaha Ee Gobolka Gabiley                          =Hargiesa =

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE                                                                    = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Gabiley Xisbiga KULMIYE.

 

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 8 October, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

 


Gobolka Gabiley:


  1. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi – Guddoomiye
  2. Kaamil Muuse Geedi – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Axmed Maxamuud Shirwac
  4. Mukhtaar Jibriil Muuse
  5. Axmed Cali Dable
  6. Maxamed Axmed Aw Cabdi Xabiib
  7. Bedri Muuse Cumar
  8. Khadar Baaruud Cumar
  9. Cali Sh. Maxamed Cabdi
  10. Xaliimo Mooge Cali
  11. Axmed Muxumed Cumar
  12. Cabdiwaasic Maxamed Yuusuf

 

  1. Maxamed Axmed Geelle
  2. Cabdi Cumar Diiriye
  3. Cabdirisaaq Aw Muuse Xasan
  4. Guuleed Cabdi Cabdillaahi
  5. Isaxaaq Sh. Axmed Sh. Muxumed
  6. Cabdi Daa’uud Cismaan
  7. Saado Cabdi Kooshin
  8. Sucaad Cabdi Muxumed
  9. Deeqa Aw Muuse Rooble
  10. Haweeya Cabdi Kaahin
  11. Muna Mawliid Warsame
  12. Safiya Cali Aw Axmed


 

 


 Fiiro – gaar ah:  Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobolkaa.

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

 

______________________________________________