Maxkamada Gobolka Daadmadheedh Waxay Baafinaysaa Dacweysane Guleed C.lahi Maxamed Muuse
Ujeedo Baafin Dacwadeed
Maxkamada Gobolka Daadmadheedh ee Oodweyne ayaa Baafinaysa Dacweysane Guleed Cabdillaahi Maxamed Muuse oo Dacwad Madani ahi oo u dhaxaysa isaga iyo Xaaskiisa oo ay u taalo Dacwad Maxkamadeed.
Sidaas darteed waxay Maxkamadu amaraysaa Dacweysanahu, Maxkamada horteeda ku yimaado mudo 120 cisho ah gudahood oo ka bilaabmaya maalinta lagu baahiyo wargaysyada (WERGAYSKA) waxaanay maxkamadu ka dalbaysaa in u dhawro wakhtiga loo qabtay oo ku  yimado dacweysanuhu. hadii u ku iman waayo wakhtiga Maxkamadu u qabatay waxay ka qaadi doonta talaabo sharciga waafaqsan oo la xidhiidha dacwadiisa.

ALLAA MAHAD LEH
CALI ISMAACIIL MUXUMED
GUDOMIYAHA MAXKAMADA GOBOLKA/DEGMADA OODWEYNE









