Wararka Daawo Idaacada BBC qaybteeda afka Somali oo Raali Gelin Ka Bixiyey War Khaldan oo Somaliland ka dhan ah By admin - September 17, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Idaacada BBC laanteeda afka soomaaliga ayaa Raaligelin Buuxda waxay Galabta ka bixisay War ay ka baahisay Rabashadaha ka taagan Ismaamulka Oromada Itoobiya oo ay Sheegtay in Colaadaasi ay ka bilaabantay magaaladda Hargaysa ee Caasimada Somaliland.