Deg deg:-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo Shaqadii ka joojiyey Gudoomiyihii Gobolka Awdal iyo halka uu salka ku hayo

0

Hargaysa(AN):-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdilaahi Ismaacil (Sayli) ayaa shaqadii ka joojiyey ,Badhasaabkii Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Shiine ,

Go’aankii uu Madaxweyne-ku-xigeenku shaqada kaga joojiyey Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Shiine