Dagaal qabow ayaa ka dhex taagnaa Asma Love iyo Nimco Dareen kaas oo aysan dadku badanaa la socon madaama uu ahaa mid qoys inta badan lama ogaan karin dad ay quseyso maahane balse ugu dambeyntii lagu kala adkaaday isla markaana ay Asma Love oo markii horaba ninkeeda lagu qabsaday dulqaad badan kadib ku guuleysatay .
Waranka oo aan ka helnay Qaraabada labada dhinac ayaa ah mid xaqiiq ah ayna shaacin doonaan fanaaniintu marka warka xanta ah uu suuq galo waa sida uu hadalka u dhigan ruuxan inoga waramay arintaan .

Arabsiyo office









