Daawo Muuqaalka Waftiga Uu Hogaaminayo GudKuxigeenka Koowaad Ee Kulmiye Oo Soo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Kaadhqaadashada Oo Maalintii 3aad Galay

0

Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Gudoomiye Xigeenka Koobaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ay Weheliyaan Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Soomaaliland Ayaa Soo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Kaadhqaadashada Oo Maalintii 3aad Galay Kormeerka Ka Dib Waftigan Oo Warbaahinta Lahadlay
Intaasi Ka Dib Waftigan Ayaa U Kicitimay Magaalo Ganacsiyeedka Soomaaliland Ee Togwajaale Halkaasi Oo Ay Soo Kormeereen Goobaha Ay Diwaan Galintu Ka Socoto Oo Ahaa Goobihii Ugu KaadhQaadashada Badnaa Iyadoo Ay Dad Weynaha Reer Wajaae Ay Iskood Isku Abaabuleen Sidii Ay U Qaadan Lahaaayeen Kaadhadhka Codbixinta

Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Gudoomiye Xigeenka Koobaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ay Wehel