Arabsiyo(AN)-Daawo Siyaasiyiinta,Madaxdhaqameedka iyo Aqoonyahanka kamid ah beelaha daga Gobolka Gabiley ayaa ugu baaqay bulshada Gobolka Gabiley sidii ay uqaadan lahaayeen CARDka codbixinta oo 8 bishan Jully si rasmi ah uga bilaabmi doonta Guud ahaan Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer,
Odayaashan iyo Xildhibaanadan ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen hotel Carafo ee Magaalada Arabsiyo waxay cod dheer ku sheegeen sidii loogu diyaar garoobi lahaa Kaardhka Codbixinta ee lagu galayo doorashada Madaxtooyada iypo Baarlamaanka Somaliland
Halkan Ka Daawo









