DEG DEG:- Dawlada Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqday In Beri La Ciidayo Iyo In La Soomayo + Ma Ciidbaa Mise Waa Soon? + Halkan Akhri
Dawlada Sucuudiga Ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta beri ah ay tahay Ciid isla markaana la arkay curashada Bisha Shawaal maantana ay gabo gabo noqotay Bishii Barakaysnayd ee Ramadan.
Warkan ayey Dawlada Sucuudigu Iminka Soo Saartay Iyada oo Shaacisay in ay Beri Ciid Tahay.
Guud ahaan Umada Isaamka waxaan ugu hambalyaynaynaa Bahda Kulannews Farxada, rayn raynta iyo damaashaadka munaasibada ciidka sanadkan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo ku gaadha ayaanu idin leenaha.

Arabsiyonews.com
Abdillaahi Ahmed Awmuuse









