Wararka Daawo Murrashax KULMIYE oo khudbad muhiim ah ka jeediyey kulan lagu lafo-gurayey barnaamijka Xisbiga By admin - June 22, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp DAAWO: Guddoomiyaha KULMIYE oo tilmaamay qodobada muhimka ah ee barnaamij-siyaasadeed xisbiga ee khuseeya aqoonyahanka iyo dhibaatooyinka ka jira dalka ee loo baahan yahay xal in loo helo.