Arabsiyo(AN)Ciyaar aad uuxiiso badan oo ka tirsanayd ciyaaraha wareega Tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan,ayaa galabta waxaa garoonka Kubbada cagta Deg Arabsiyo ku dhexmartay ciyaar aad uxiiso badan koox ku ciyaaraysay Magaca Shabakada ArabsiyoNews iyo Koox ku ciyaaraysay daruuraha
Ciyaartan oo bilaabmatay 4 galabni ayaa waxay ahayd mid wadata dardarteeda ,waxaana xusid mudan Ciyartan oo kamid ahayd is araga kooxha heerka 1aad ee tartanka Ramadaanda,waxaana garoonka soo buux dhaafiyey tageerayaal aad utiro badan oo aad uxamaasadaysan kalana tageerayey labada kooxood .
.
Ciyaartan oo bilaabmatay 4 galabni ayaa waxay ahayd mid wadata dardarteeda ,waxaana xusid mudan Ciyartan oo kamid ahayd is araga kooxha heerka 1aad ee tartanka Ramadaanda,waxaana garoonka soo buux dhaafiyey tageerayaal aad utiro badan oo aad uxamaasadaysan kalana tageerayey labada koox
Ciyaartan labada kooxood oo 90daqiiqo ku soo idlaatay natiijo 1gool iyo 1gool awaxaana labada Kooxoodba kukala baxeen ciyaar ku dhamaatay 1_0 waxaana guushu ku raacday Kooxda ku ciyaaraysay Shabakada ARABSIYONEWS.COM halkaasoo gool guusha ku dhaliyey xamse axmed ducaale
Kooxda Shabakada ARABSIYONEWS.COM ayaa ugudtay wareega 4 ugudubtay ee









