Hargaysa (Arabsiyonews.com) Wasiirka wasaaradda warfaafinta somaliland mr cadaani oo warbaahinta kula hadlaayay magaaladda hargaysa ayaa iftimiyay muhimada waddanka ugu fadhiyo madaxweynaha somaliland wuxuuna xoosta ka xariiqay in madaxweynaha somaliland uu yaqaanay ilaa sannadadii Sideedamaadkii
Wasiirka ayaa ka hadlay xaaladda adag ee abaarta ka jirta waddanka wuxuuna uu hoosta ka xariiqay qaabka shacabka somaliland abaarta ka jirta sidi ay isagu gurmadeen
Wasiir cadaani ayaa isaga oo faraxsan waxa uu shaaciyay inuu ku faraxsan yahay in magaaladda burco wiilkii ka socday uu kaalinta kowaad galo
Wasiir cadaani ayaa wasiiradda kale ee dalka u duur xulay inay ku dadaalan sidii ay quraanka u xiftiyi lahaayeen wuxuuna sheegay in wiilka dhalinyarada ah ee burco ka yimi ee kaalinta kowaad galay uu bedelay moraalka wasiiraddii iyo xubnihi goobta fadhiyay cod wanaagiisa iyo qaabka uu qiraa,adda quraanka u akhrinaayo.
Arabsio office









