[ Deg Deg ]:- Saxafi Coldoon Oo Iminka Ka Hadley Cafiskii Uu Madaxweyne Siilanyo U Sameeyey Una Mahad Celiyey …… +[ Muuqaal ]

0

Hargaisa(AN):-aafi Cabdimaail Muuse Coldoon oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley

magaalada Hargeysa waxaa uu ka Hadley cafiskii iyo saamaxadii uu maanta u sameeyey madaxweyne Siilanyo

Saxafi Coldoon ayaa waxaa uu u mahad naqay madaxweyne Siilayo iyo cid kasta oo ka qeyb qaadatey sidii loo sii deyn lahaa xoriyadiisana uu dib ugu heli lahaa

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Arabsiyonews@gmail.com

Hargaisa Office