DEG DEG:-MADXWEYNAHA SOMALILAND OO CAFIS U FIDIYEY SAMAFALE CABDIMAALIK MUUSE COLDOON.

0

Hargaisa(AN):-Madaxweynaha  jamuuriyada Somaliland  Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cafis Madaxweyne u fidiyay samafale  Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku xidhan Magaalada Hargeysa.

Suxufi, samafale cabdimaalik muuse coldoon oo mudooyinkii u danbeeyey ku xidhnaa magaalada haragsya iyadoo loo haystay tageero uu u muujiyey madaxweynaha dawlada faderalka somalilaya Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

     Halkan Hoose Ka Akhri War saxaafadeedka  Uu Madaxweyene Siilaanyo Cafiska Ugu Fidiyey.