[Gudaha Eeg] Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Muddo Badan Warbaahinta Ka Maqnaa Oo Hadlay Iyo Abaarta Somaliland Oo Uu Magac U Bixiyay + Fariimo Uu Ku Ganay Komishanka Qaranka.

0

Hargaysa (Karin) Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee waddani ibraahim mahdi buubaa oo muddo badan saaxadda warbaahineed ka maqnaa ayaa warbaahinta kula hadlay xafiiska dhexe ee xisbiga waddani ku leeyahay xisbiga waddani

Ibraahim ayaa ka hadlay xaaladda adag ee abaaraha ka jirr waddanka wuxuuna ku tilmaamay abaarta somaliland ku dhufatay ay tahay mid aad u xun isla markaana isuba keentay dad kala duwan oo isaga kala yimi meelo fara badan oo somaliland ah

Sidoo kale afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee waddani ayaa abaarta ku dhufatay somaliland sheegay inuu magac wanaagsan u bixiyay kaasi oo ah kulmiya

Geesta kale afhayeenka ayaa komishanka qaranka ugu baaqay inay ilaaliyaan kaadhadhka codbixinta ishana ku hayaan qabka loo maamulaayo isla markaana wuxuu uga digay inay qaab is daba marin ah dhacdo,.

Arabsiyonews.com

Abdillaahi Ahmed Awmuuse