xubno ka mid ah golaha wasiirada somaliland iyo maamulka gobolka sanaag, ayaa kala qayb galay boqolaal dadweyne ah debaal degga xuska 18-ka May ee Magaaladda Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag, waxaana khudbado ka jeediyey Khudbado Ay Wasiirro ka Qayb Galay Ka Jeediyeen halkaasi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:-









