Hargaysa, April 8 (Arabsiyonews):-Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed aamin Cumar Cabdi ayaa amaan kula duldhacay Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ,
”Muuse Biixi waa ninka badbaadin kara dalka,Madaxwayne Siilaanyo dabadii..”Maayerka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi ayaa hadalkaa ka yidhi munaasibadii xilka ay kula kala wareegeen Gudoomiyaha cusub ee Degmada Agabar iyo kii hore









