Hargeysa (AN):- Ciidamo ajaanib ah ayaa waxaa ay magaalada Hargeysa ay ka kaxeysteen Caruur hablo ah oo dhawaan ciidamo boolisku ka soo xidheen iskuul boodhin ah oo wax lagu bari jiray sida ay sheegeen waalidkii dhalay .
Caruurtan la soo xidhay oo tiradooda lagu sheegay 19 hablood waxaana la 2 ka mid ah hablahaasi loo dhoofiyey dalalkii ay ka yimadeen halka kuwii kalana wali xukuumada Somaliland gacanta ku hayso .
Waalidkii hablahaasi la xidhay dhalay iyo wasiiro ay ka yihiin wasiirka arimaha gudaha , arimaha dibada , wasiirka madaxtooyada , taliyaha ciidamada Booliska iyo masuulyiin kale ayaa manta kulan albaabada u xidhnaa ku yeedhay xarunta wasaarada arimaha gudaha
arabsiyonews.com
abdillaahi ahmed awmuse








