Hargaysa,23 march 2017(Arabsiyonews.com):-Wasiir kuxigeenka wasaarada Qorshaynta qaranka Somaliland Kaysar C/laahi Maxamed ayaa beeniyey war hore uga baxay Wasiirka Qorshaynta Maxamed Ibraahim Qabo kaas oo la xidhiidhay Sanduuqa horumarinta Somaliland (SDF) oo wasiirku hore usheegay in Mashruucaas la xidhi doono dabayaaqada sanadkan ,halka Kaysar C/laahi Maxamed W/kuxigeenka isla wasaaradaasi uu hadalkaasi uu ka dhigay waxba kama jiraan,
Halkan ka daawo hadalka Beeninta W/kuxigeenka Qorshaynta Kaysar









